Cudurka daacuunka oo ka dillaacay Homa Bay
By Abdinajib Abdullahi Waaxda caafimaadka ee ismaamulka Homa Bay ayaa ku dhawaaqday in dowlad deegaankaasi uu ka dillaacay cudurka daacuunka. Wasiirka faya dhowrka iyo adeegyada caafimaadka ee Homa Bay ,Roseline Omollo ayaa dadweynah ku boorrisay inay raadsadaan daryeel haddii ay…