Dowladda kenya oo maanta billaabaysa inay dhallinyarada ka tallaasho COVID19
By abdinajib abdullahi Waxaa laga billaabo maanta la guda galayaa in tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 gaar ahaan nooca loo yaqaano Pfizer la siiyo dhallinyarada ay da’doodu u dhexeyso 15 ilaa 18 sano. Waxaa ka faa’iidaysanaya qiyaastii 5.7 milyan…