Gudoomiye Janet Mills ayda sheegtay İnay gacmo furan ku son dhaweeynayso dadka reel Afganistan
Gov. Mills oo ay weheliyaan gudoomiyayaal jamhuuri ah iyo. dimuqraadiga aya Biden usheegay in Maine ay diyaar ula tahay inay siiso nabadgalyo iyo hoy dadka Afgaanistaan. Iyagoo ku tilmaamay in arintan layeelo inay sharaf utahay dalkeena inuu garab istaago. Dhanka…