Faah faahino ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Gobolka Sh/ Hoose iyo sarkaal ku dhintay
By isxaaq Rashid Xubno ka tirsan AS ayaa weerar ku bilowday Qaraxyo ku qaaday fariisimo ciidanka dowladda ku leeyihiin deegaanka Busley, oo u dhaw deegaanka Jaziira ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in AS qaraxyada kaddib weerar toos ah…