Xamaas oo diiday Heshiis Xabbad-joojin iyo Maxaabiis is dhaafsi ah
By isxaaq Rashiid Waxaa socda dedaalo mar kale lagu doonayo in heshiis xabbad-joojin ah lakala dhax dhigo kooxda Xamaas iyo ciidamada Israa’iil, sidoo kale mar kale labada dhinac is dhaafsadaan maxaabiista ay kala heestaan qaarkood. Hoggaanka sare ee kooxda Xamaas…