Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wafdi ka socda QM & Mas’uuliyiin ka Tirsan Dawlada?
by isxaaq Rashiid Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuummdda Soomaaliya Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta Qaramadda Midoobey (C34) oo Magaalada Muqdisho usoo gaaray si ay ula…