Kenya oo dadka uga digtay hilib soo galay Nairobi
By Abdinajib Abdullahi Nairobi (Boundless media) – Dowladda Kenya ayaa soo saartay digniin la xiriirta hilib cusub oo soo galay magaalada Nairobi ee caasimada Kenya. Saraakiisha ammaanka Kenya, gaar ahaan kuwa ismaamulka Muranga ayaa shaaciyay in gaari xamuul ah oo…