Skip to content

By isxaaq Rashiid Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen xaafado katirsan Magaaladaasi Jowhar. Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa kormeeray Baraha Koontarool iyo Buundooyinka laga…

Read more

By isxaaq Rashiid Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta Go’aan kasoo saartay kiiska dacwadda la xiriirta kiiska musuq maasuq ee loo heystay Mas’uuliyiin katirsan, Wasaaradda Shaqaada & Arrimaha Bulshada, Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Mas’uuliyiintaan oo Maxkamadeyntooda…

Read more
Back To Top