Madaxweynaha koofur galbeed oo gaaray buurhakaba
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay. Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey…