Madaxweye kuxigeenka Jubbaland oo gaaray gedo iyo sababta
By isxaaq Rashiid Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo iyo kan degmada…