Soomaalida dalka keenya oo walac xoogan muujinaya
Iyada oo dhawaan Madaxweynaha Kenya William Ruto uu saxiixay sharci canshuurta ku kordhinaya badeecado kala duwan ee dalkaas ayaa waxaa saameyn xoogan uu ku yeeshay Ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool Suuq Islii. Mid kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in saameyn…