Shirka amniga gobolka hiiraan oo la soo xiray waxyaabo muhim ah ayana looga hadlay”
By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin (Sufuroow) ayaa soo xeray shirka amniga gobolka Hiiraan. Shirkan oo socday muddo labo Maalin ah waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cabdullahi Sufuroow waxaana shirka ka qeyb galay…