Al-Shabaab oo sheegasho yaab leh ka soo saartay weerarkii hotel Pearl Beach
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Kooxda Al-Shabaab ayaa si faahfaahsan uga hadashay weerarkii ay xalay ku qaaday dhismaha hotel Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac…