Hoggaanka SSC oo jawaab kasoo saaray go’aankii Golaha Ammaanka QM
by abdinajib abdullahi Laascaanood (Boundless media) – Hoggaanka SSC-Khaatumo oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka falceliyay bayaankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo si kulul looga hadlay dagaalka weli ka socda magaalada Laascaanood. Qoraalka SSC ayaa waxaa…