Kindiki oo shegay in Dacwad la xariirta xasuuq Ay kuso oogii donanan eedeysanayasha Shakahola!
By Ayanle Dhiire (Boundless Media) Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof.Kithure Kindiki ayaa sheegay in dacwad la xiriirta xasuuq lagu soo oogi doono shakhsiyaadka ku eedeysan inay ka dambeeyeen dilal laga soo tabiyay keynta Shakahola ee ismaamulka Kilifi.…