Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland oo war culus soo saaray, kana JAWAABAY….
by Abdinajib Abdullahi Garoowe (Boundless media) – Waxaa marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya khilaafka siyaasadeed ee haatan ka taagan Garoowe, kaas oo ka dhashay muranka hareeyay doorashooyinka ee u dhexeeyo mucaaradka iyo xukuumadda madaxweyne Deni. Madasha Siyaasadda Puntland oo…