PUNTLAND oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii BIIXI
by abdinajib abdullahi Garoowe (Boundless media) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Biixi oo…