skip to Main Content

Ra’iisul wasaare Xamse cabdi barre oo sharuud ku xiray haddii xukumaddiisu aay AS wadahadal la galeyso

By isxaaq Rashiid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho kooxaha argagixisada ah ee dalka ka dagaalama, hadii nabad lagu helayo, wuxuuna shuruud ka dhigay inay joojiyaan dilalka iyo qaraxyada ay u geystaan dadka Soomaaliyeed ee aan waxaba ka galabsan.

Ra’iisul wasaaraha oo sii hadlayey ayaa sheegay  in Dagaalka kaliya uusan  xal  ahayn isaga oo sheegay  raadineynaa nabad, balse xalka ugu dambeeyain  wuxuu noqon doonaa wadahadal  waa haddii ay ka tanaasulaan fikirka Xagjirnimada ,   isqarxinta  iyo dilka ay u geysanayaan madaxda siyaasiyiinta iyo Dadka shacabka ah ayuu yiri” Ra’iisal Wasaare Xamse .

Waa Markii Uu horreesay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre u  shaaciyo in Xukuumadiisa ay wadahadal ay la galeyso Alshabaab  balse uu sharuud uu ku xiray wadahadalkaas.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top