skip to Main Content

Shirka madaxda dalka iyo siyaasiyinta oo gordhow furmaya

By isxaaq Rashiid Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdii hore ee dalka ayaa goordhow ka furmay Muqdisho, waxaana diiradda lagu saarayaa qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ugu dambeeyay.

Shirkaan waxaa goob joog Madaxweyne hore, Raysal Waraashii hore, Guddoomiyaashii hore ee BFS, Wasiirro hore iyo Xildhibaano katirsan BFS. Sida aan xog ku helnay labada qodob ee aadka loo diidan yahay ayaa ah muddo korarsiga iyo in xisbiyada tartanka doorashada ka qeybgalaya lagu soo koobo 2 xisbi.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top