By isxaaq RashidMaamulka Soomaaliland ayaa sheegay inay Ciidamadooda gacanta ku dhigeen Afar rag basaasiin ah…

Wasiiro.xildhibaano iyo ganacsato ka qeyb galay dib u dayactirka iyo xarig jarka garoonka diyaaradaha ee hobyo
By isxaaq Rashiid Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada Hobyo ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Dibu dayactir lagu sameeyay Garoonka diyaaradaha Degmadaas ee Gobolka Mudug
Garoonka doyaaradaha degmaada Hobyo ayaa u xayirnaa burbur iyo waxyeelo soo gaaray waxaa dayactiray Ganacsade ka soo jeeda degmadaas.
Wasiirka Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan,wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Alcadaala, Senator Duniyo ,Xildhibaan Dhabancad, Wasiir ku xigeenka Howlaha guud Xukyymada Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa dhammaantood dhiiri galiyey dib u dhiska garoonka diyaaradahaa degmada Hobyo ee gobolka Mudug
This Post Has 0 Comments