skip to Main Content

Xarumaha xakamaynta cudurada iyo kahortaga ayaa qof walba ku dhiiri galinaysa inay af-xilka la xidhi

Ridwan Ali

Xarumaha xakamaynta cudurada iyo kahortaga ayaa badalay koorsada talallada qaar kamid ah Tilmaamaha wajiga lagu daboolayo kuwaas ooku talinaya in xitaa dadka la talaallay kulaabtaan xidhashada.

Af- Daboolka Qaybo kamid ah Gudaha maraykanka halkaas oo noocyada kala duwan ee Delta Coronavirus ay sii hurinayaan Caabuqa sii Kordhaya.

Iyagoo sii tixraacaya macluumaadka cusub oo ku saabsan noocyada kala duwan ee ay ugu faafi karaan Dadka la talaallay ,CDC waxay ku talisay in wajiga ladaboolo gudaha macalimiinta odhan,Shaqaalaha,Ardayda,iyo dhamaan Booqdayaasha Dugsiyada guud ahaan Dalka iyadoo aan loo eegin heerka talaallka.

Horumarada kale Madaxwayne Joe Biden waxa uu sheegay in maamulkiisu uu tixgalinayo in looga baahan yahay dhamaan Shaqaalaha Federal ka in la talaallo, Hadalkiisu wuxuu imanayaa maalin kadib markii waaxda arimaha Halyeeyada ay Noqotay Hay’adii ugu horaysay ee federal ah ee ubaahan in Shaqaaleheda Daryeelka caafimaadka ay helaan talaallka.

Biden Ayaa meesha kasaaray waalaca ah in hagitaanka cusub ee indho shareerka uu marti Qaadi karo jahwareer asagoo sheegay in Dadka maraykanka een wali la talaalin ay yihiin kuwo “Abuuraya jahwareer wayn” Waxaa jira hal shay oo aan ognahay oo hubaal ah hadii “100 Million“ oo kale la talaallo waxan kujiri lahayn Aduunyo kale ookala Duwan”waa Siduu hadalka u dhigay.

Aqalka Cad wuxuu sidhakhsa leh ugu Tiirsanyahay Hanuunintiisa ugaarka ah isagoo faraya dhamaan Shaqaalaha iyo Wariyayaaysha inay ku Xirtaan Af-Dabool gudaha,Maxaa yeelay CDC da ugu dambaysay waxay muujinaysaa in Washington ay wajahayso heer wax ku ool ah Gudbinta Coronavirus.

Af-Saarka cusub ee CDC ayaa waxay daba socotaa go’aankii Dhawaan ka Dhacay Los-Angeles iyo St-Luis ee ahaa in lagu laabto amarada gudaha iyadoo ay korodh ku keeneen Caabuqa COVID-19 Qaranku wuxuu Cel-celis ahaan kabadan yahay 57000 kiis oo maalinle ah iyo 24000 oo Cisbitaal dhigid ah.

Inta badan Caabuqan Maraykanka wuxuu kusiisocdaa Dadka la talaallay oo loogu yeedho “breakthrough infections” Oo guud ahaan koorsooyin xanuun fudud kudhici kara Dadka la Talaallay ayaa loo arkay inaysan u badnayn Inuu faafiyo Cudurka Agaasimaha CDC Dr. ROCHELLE WALENSKY “Ayaa yiri sidan.”

Dadka la talaallay “waxay leeyihiin Awood Ay ugu faafi karaan Cudurka kuwa kale” ayuu yiri.

Inta badan Faafida CDC Waxay kula Talisay Dadka Maraykanka inay xirtaan Af-Dabool Gudaha iyo Dibadaba.

Qaark kamid ah Khubarada Caafimaadka, Bulshada ayaa sheegay inay umaleyeen in go’aanka hore ee CDC Uuku salaysnaa Cilmiga wanaagsan laakiin Khubaradaasi sidookale waa kuwo dhaliil leh iyagoo xusay in aysan jirin wax Baaq ah oy udireen Dadka Maraykanka inay Diiwaan galiyaan xaaladooda talaal taas oolagu abuuray Nidaamka sharafta dadka aan la talaalin een rabin inay xirtaan Af-Saar, marka hore waxay u arkeen inay fursad utahay inay sameeyaan waxa ay rabaan “ayay yiraahdeen.

Koonfurta Florida Gudiga Dugsiga ee Degmada broward dib ayaa loodhigay Kulankii talaadada eeku saabsana ardayda Cimilada inay xirtaan Waji yadooda Fasalka dayrta kadib markii ay kasoo horjeedeen 20 mudaharaadyaal oo Af-dabool ah oo u yeeray Gov. Ron dugsiga degmada.

Sidookale waxan ubaahanahay kalfadhi gaar ah oo ku tirasan sharci dajinta gobalka si loo mamnuuco nacas noocan ah Hada Chris Nelson 38 oo aasaasaha koox ka hortaga Af-Daboolka oo layidhaahdo ’reapon South Florida’ Wuxuu ku hanjabay inuu aadayo xubnaha gudiga si ay si toos ah uga hortagan.

Walensky waxy sheegtay inay ogtahay dhaleecaynta iyo walwalka waxayna Qiraysaa in dad badan oo Maraykan ah ka daaleen faafida isla markaana Doonayaan inay ku noqdaan talabooyinka kahortaga laakiin waxay sheegtay in macluumaad cusub oo cilmiyaysan ku Qasbeen go’aanka inuu markale badalo hagida tani maaha mid aan uqaatay si fudud “ayay tiri

Kien thagben oo ah Hawlgab daaweeye neefsashada ah oo hada ka shaqeeya soo saaraha Qalabka caafimaadka ayaa si buuxda loo talaallay oo uu joojiyay inuu u xirto Af-saar meel fagaare ah,laakiin wuxuu bilaabay inuu dib uga fiirsado Isbuucii lasoo dhaafay Kadib markii shaqadiisu gaysay Isbitaalada Mississippi.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top