Xubno ka tirsan AS oo lagu duqeyn ka dhacday gobolka mudug
By isxaaq Rashiid Taliska Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku dilay 26 xubnood o ka tirsan Alshabaab. Howlgalkan ayaa laga fuliyay meel u dhaw Deegaanka Jeex-jeex ee gobolka Mudug oo Alshabaab…