Ra’iisul Wasaarihii hore ee Algeria oo lagu xukumay 5 sano oo xabsi ah
by abdinajib abdullahi Algeria(Boundless media)_Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Algeria Noureddine Bedoui iyo wasiirkii hore ee caafimaadka Cabdelmalek Boudiaf ayaa lagu riday xukun min shan sano oo xabsi ah. Warbaahinta dowladda Algeria ayaa ku warramaysa in mas’uuliyiintan hore sidoo kale…