Madaxweynaha Falastiin oo gaaray Beijing
by abdinajib abdullahi Beijing(Boundless media)_Madaxweynaha dalka Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa safar ku tagay caasimadda wadanka Shiinaha ee Beijing. Tani ayaa imaanaysa iyadoo dowladda Shiinaha ay sheegtay inay diyaar u tahay inay dardargeliso wada hadallada nabadeed ee u dhexeya Israa’iil iyo…