Boqorka ingiriska oo gaaray magalada mombasa
By Ayanle Dhiire Waxaa maanta ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta tagay boqorka Ingiriiska King Charles III iyo marwadiisa Queen Camilla. Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalka Willaim Ruto. Boqorka Ingiriiska King Charles III iyo marwadiisa ayaa haatan ku sugan…