Muwaadin Soomaliyeed oo lagu dilay dalka mareykanka
By isxaaq Rashiid Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Maxamed Aadan Xareed ayaa waxaa la sheegay in muwaadin kale oo Soomaaliyeed uu ku dilay magaaladda Lakeville ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Dilka uu u geystay ninkan Soomaaliga ah muwaadinka kale…