Shirka madaxda dalka iyo siyaasiyinta oo gordhow furmaya
By isxaaq Rashiid Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdii hore ee dalka ayaa goordhow ka furmay Muqdisho, waxaana diiradda lagu saarayaa qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ugu dambeeyay. Shirkaan waxaa goob joog Madaxweyne…