Maali oo dalbatay in dalkeeda si deg deg ah looga saaro ciidamada ku sugan”
By isxaaq Rashiid Waxaa xarunta Qaramada Midoobay ka socda dood la xiriirta in la sameeyo waqti ciidamada Qaramada Midoobay ee nabad ilaalinta ah ay kaga baxaan dalka Mali, iyadoo dowladda Bamako ay dooneyso in aan dib loo dhigin ka bixista…