Faah-faahin ku saabsan QARAX ka dhacay Zoobe
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu soo xiray gaari marayay halkaasi,…