Uganda oo laba arrin midkood ka fakareysa kadib weerarkii saldhigga Buulo-Mareer
by Abdinajib Abdullahi Kampala (Boundless media) – Tan iyo markii uu dhacay weerarkii Buulo Mareer ee kooxda Al-Shabaab ay ku qaaday saldhiga ciidanka ATMIS, gaar ahaan kuwa Uganda ee magaaladaasi, waxay dowladda Uganda wajaheysay cadaadis gudaha oo la xiriira arrintaas.…