Aqriso: Lix cashir oo ku jiray farriintii uu CC toos ula wadaagay MD XASAN
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa farriin dhowr nuxur xambaarsaneyd u diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Farriinta Cabdiraxmaan ayaa la xiriirtay natiijadii dhawaan kasoo baxday…