Axmed Madoobe: Tareenka wuu soconayaa, cid hor istaagi kartana ma jirto
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si weyn u difaacay heshiiskii ay ku gaareen magaalada Muqdisho, kaas oo dood xoogan dhaliyay. Axmed Madoobe…