Mas’uul gaadiid kala soo goostay Somaliland oo ku biiray SSC
by abdinajib abdullahi Laascaanood (Boundless media) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Daahir Maxamed Axmed oo kamid ahaa mas’uuliyiinta gobolkaasi ugu magacaaban Somaliland uu kasoo goostay, isla-markaana uu ku biiray SSC-Khaatumo. Daahir ayaa haatan ahaa madaxa…