Qaar ka mid ah dhallinyaradii lagu tababaray dalka Ereteria oo la keenay Muqdisho
By Abdinajib Abdullahi Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidday Cutubyadii ugu horreeyey oo ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee lagu Tababaray dalka Eritrea. Ciidamadan ayaa muddo sanado ah ku maqnaa dalka Ereteria…