Hoggaamiyaha SSC oo war cusub soo saaray, una digay Muuse Biixi
By Abdinajib abdullahi Laascaanood (Boundless media) – Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatuma Mudane Cabduqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo khudbad dheer jeediyay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood iyo guulaha ay ka gareen ciidanka deegaanka. Cabduqaadir Firdhiye ayaa shaaca ka…