Nin reer Hartford ah oo lagu xukumay 50 sano oo xabsi ah kadib markii uu kula kacay dil saaxiibtiis.
Isaga oo la sheegay inuu ku garaacay biro saaxiibtiis oy mudo dheer wada socdeen halka labadooda caruurna kujireen guriga ayaa maalintii Salaasada ahayd lagu xukumay 50 sano oo xabsi ah. garsoore William Stokes ayaa Rondon Athayde oo 49 jir ah…