Maine waxay balaarinaysaa kaalmada kiraystayaasha
Ridwan Ali Maamulka Biden ayaa shaaciyay inay isku dayeen inay dheereeyan caawimaadka dhinaca guryaha lakin Maxkamada Sare ee Marayka ay diideen inay saxeexan, halkaasna Gobalka Maine ku balaarinayo barnaamijkeeda kaalmada dadka kiraystayaasha ah. Barnaamijyadan ayaa lasii balaadhin doonaa, iyada oo…