Dagaal xooggan oo maalintii Saddexaad ka socda Laascaanood iyo Wararkii U Dambeeyay
By abdinajib abdullahi Lascaanood(Boundless media) Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool maalintii saddexaad oo xiriir ah waxaa ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dadka deegaanka iyo ciidamada taabacsan maamulka Somaliland. Ciidamada iska soo horjeeda ayaa saakay markii uu…