Maxay maxkamadda ciidamada u dhaqaaji la’dahay kiiska Ikraan?
by Abdinajib Abdullahi Siyaasiga caanka ah ee Cadbiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo markale war qoraal ah ka soo saaray xaaladda cakiran ee dalka ayaa si gaar ah uga hadlay arrimaha ku geedaamay kiiska Ikraan Tahliil Faarax ee ka taagan Muqdisho. Ugu…