Guddoomiye Ciro oo ka digay in la faragaliyo doorashooyinka
By Abdinajib Abdullahi Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ee Soomaaliya Maxamed Xasan Ciro ayaa sheegay in Gudiyada doorashooyinka aysan qabin cabsi badan oo ku aadan inay qaban waayaan howlaha doorashooyinka ee loo igmaday, isla markaan ay qabaan kalsooni Arintaan…