Sargaalkii hore ee Chauvin oo maxkamada usoo istaagi doona talaadada
Sargaalkii hore ee boliska Minneapolis ee lagu helay dilkii George Floyd ayaa loo qorsheeyay in uu ka soo muuqdo Talaadada maxkamada fadaraal si loogu xukumo xadgudubkii xuquuqdii Floyd isaga oo ninka wajiga usaaray laamayda jilibkiisoo saaran. Dacwada fadaraalka ah lagu…