Ciidamada mucaaradka siyaasiyinta Puntland oo laga saaray garawe
By isxaaq Rashiid Maalmihii la soo dhaafay Isimada Dhaqanka SSC Khaatuma ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad goboleedka Puntland waxaa ay ka wadeen dadaalo ay ku dhex-dhexaadinayaan Madaxweynaha Puntland iyo Siyaasiyiinta mucaaradka,kuwaas oo isku khilaafsan arrimaha doorashooyinka. Isimada Dhaqanka ayaa…