israa”il ayaa sheektay in ciidamadooda ku suganyahiin Xudunta Qaza
by isxaaq Rashiid Wasiirka gaashaandhigga Israa’iil, Yoav, Gallant, ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku suganyihiin ‘xudunta magaalada Qasa’, iyadoo qaranku xusayo muddo bil ah oo ay ka soo wareegatay weerarkii 7-dii Oktoobar. Gallant waxaa uu sheegay, in ciidamada Israa’iil ‘ay…