Soomaliland oo xukun dil toogasho ah ku fulisay 5 ruux
By isxaqq Rashiid Xukuumada Somaliland ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa ay dil toogasho ah ku fulisay 5 nin oo hore loogu helay in ay dilal ka geysteen meelo kala duwan oo kamid ah degaannada Maamulkaasi Somaliland. Dilka Toogashada ayaa…