Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada degmada maxaas iyo war ka soo baxay
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa isku afgartay in loo midoobo dagaalka dagaalka ka dhanka ah AS Madaxweynaha oo bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiyay…