Maxay tahay jabhadda ka dilaacday Somaliland ee isku urursaneysa Gacan-Libaax?
By Abdinajib Abdullahi Hargeysa (Boundless media) – Jabhad cusub oo kasoo horjeeda xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka dilaacday gudaha Somaliland. Sida ay muujinayaan muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada, jabhaddan oo aad u hubaysan aya isku…