Israel oo ka carootay nin loo ogolaaday in uu gubo kitaabada Towreedka iyo beybalka
By isxaaq Rashiid Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa ugu baaqay dowladda Sweden in ay joojiso mudaaharaadka lagu gubayo kitaabada Towreedka iyo Baybalka, kaas oo lagu wado in uu maanta ka dhaco meel ka baxsan xafiiska diblomaasiyadda. Madaxweynaha Israa’iil ayaa yiri “Anigoo ah…