Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada magaalada Garowe
by abdinajib abdullahi Garoowe (Boundless media) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta xaaladda ay dagan tahay, kadib markii shalay illaa xalay ay ku dagaalameen ciidamada ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan xubnaha mucaaradka. Ilo deegaanka ah…