Muxuu R/W Xamza ka yiri qorshaha lagu baabi’inayo xilkiisa?
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimo ku aadan heshiiskii uu qaybta ka ahaa ee ay gaareen…