Booliska gobolka mudug ee Puntlaand ayaa digniin ka soo saaray haan ku soo caarisay xeebaha maamulkaas
By isxaaq Rashiid Taliska qaybta booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa digniino kasoo saaray haanta wayn er birta kana soo caariday Deegaanka Ilfoxcshe oo Dhaca bariga deegaanka Garacad Degmada Jariiban ee Gobolka mudug. Shacabka ku dhaqan deegaanada ilfooxshe iyo deegaanada…